Olole Nadaafadeed Oo Caawa Laga Sameeyay Waddada 21-ka October Ee Degmada Waabari “SAWIRRO”
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa si wada jir ah caawa waxa ay howlo Nadaafadeed iyo bilic soocelin ay ka sameeyeen Waddada ...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa si wada jir ah caawa waxa ay howlo Nadaafadeed iyo bilic soocelin ay ka sameeyeen Waddada ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooloow ee Gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo ...
Shirka Wadatashiga oo ahaa kii labaad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomalaiya oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha ...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah guddoonsiiyay shahaado diblomaasiyadeed ...
Kormeerkan oo ahaa mid uu taliyahu ugu kuurgelayay halka ay marayaan dhismayaal ka socda taliska guud iyo sida ay uga ...
Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la murugooneyso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo maanta u baroordiiqaya xuska 14-kii ...
Maanta oo kale saddex sanno ka hor 14-kii Oktoobar 2017 argagaxisada Al-shabaab ayaa gaari ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha qarxa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho