Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kormeeray howsha furista waddada isku xirta Tarabuunka iyo KM4.
Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Kusimaha Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ...
















