Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed oo ka qeyb galay barnaamij lagu daahfurayay magaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed Dr, Cali Saciid Fiqi ayaa maanta Magaalada Baydhabo uga qeyb galay barnaamij lagu daahfurayay kasoo kabashada ...
















