Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Uu Hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey ...
















