FAO oo Ka Digtay Ayax Mar Kale Ku Soo Fool Leh Soomaaliya
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan. ...
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan. ...
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya ahna ku-xigeenka safiirka Mudane Saalim Cabdullahi Qalinle ayaa maanta xarunta Safaarada ku soo dhaweeyey ...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa si wada jir ah caawa waxa ay howlo Nadaafadeed iyo bilic soocelin ay ka sameeyeen Waddada ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooloow ee Gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo ...
Shirka Wadatashiga oo ahaa kii labaad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomalaiya oo ay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha ...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah guddoonsiiyay shahaado diblomaasiyadeed ...
Kormeerkan oo ahaa mid uu taliyahu ugu kuurgelayay halka ay marayaan dhismayaal ka socda taliska guud iyo sida ay uga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho