Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Agaasimay Madal Looga Hadlayay Horumarinta Ganacsiga Caasimadda Muqdisho “SAWIRRO”
Madashaan ayaa waxa ka qaybgalay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud ...
















