Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Beeraha XFS Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wajiga Labaad Ee Wasaaradda Beeraha+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Wasiirka Beeraha XFS Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wajiga Labaad Ee Wasaaradda Beeraha+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha wasiirka beeraha iyo waraabka soomaaliya ayaa dhagax dhigay wejiga labaad ee dhisamaha xaruuntii hore ee wasaaradda beeraha ee degmada hodan

Qeybta tiyaatarka ,hoolka shirarka iyo tababarada iyo darbiga dheer ee wareega Xaruuntii hore ee waaarada beeraha ayuu dhagax dhigay sii hayaha wasiirka Beeraha iyo waraabka Soomaaliya oo ay wehliyeyn sii hayaha wasiirka ku xigeenka iyo ku simaha agaasimaha guud ahna agaasimaha maamulka iyo maaliyada ee wasaaradda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Daahir Cabdirixmaan Cabdi  oo ka socday shirkada dhismaha fulineysa ee doolow constarction iyo agaasimaha maamulka iyo maaliyada ee wasaarada beeraha Axmed Cilmi Waasuge ayaa sheegay in qeybaha hada la dhisayo ay qeyb ka yihiin horumarka sida guud uga socda wasaaradda beeraha iyo waraabka Soomaaliya

sii hayaha wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in goobaha qeybta ka noqonaya wejiga labaad ee dhismaha ay rajeenayaan inay qeyb weyn ka qaataan shaqooyinka kala duwan ee wasaarada, wuxuuna  dhinaca kale xusay inay wadaan dadaalo ay dib ugu soo celinayaan xaruumihii kala duwanaa oo ay laheyd wasaarada beeraha.

Masuuliyiinta wasaaradda beeraha Soomaaliya oo kaashanaya fao ayaa horey ugu guuleystay dhismaha wejiga kowaad ee xaruuntii hore ee wasaaradda Beeraha , waxaana la filayaa in goor dhow xariga laga jaro qeybaha kala duwan ee dib u dhiska lagu sameeyay oo ay ku shaqen doonaan masuulitiinta iyo shaqaalaha wasaaradda beeraha.

Tags: Sii Hayaha Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka XFS Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wajiga Labaad Ee Wasaaradda Beeraha+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Farmajo Oo Booqasho Labo Maalmood Ah Ay Uga Bilaabmatay Dalka Ereteriya+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo+Sawirro

Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo+Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In