Ciidamada Xoogga oo ka hortegay weerar ay Khawaarijtu ku qaaday Sabiib iyo Caanoole
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Difaaca Dadka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM, ayaa saaka aroortii abbaaraha 6:20 ...
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya ciidamada Difaaca Dadka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM, ayaa saaka aroortii abbaaraha 6:20 ...
Cudurka Kaduudiye ama Kaduudshe (Af Ingiriis : Chikungunya, Af Carabi : ar) waa xanuun uu keeno fayruska Chikungunya, qofka uu ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka si geesinimo leh u fashiliyey weerar naf la caari ah oo ay Khawaarijtu kusoo ...
Ra’iisul wasaaraha Dalka Kanada Mark Carney ayaa sheegay in diidmada Israa’iil ee gargaarka bini’aadanimada Gaza ay tahay xadgudub kahor imaanaya ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah wadahadal mirodhal ah kula yeeshay ...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Türkiye, Mudane Yaşar Güler, ayaa maanta magaalada Istanbul ku kala ...
Dowladda Switzerland ayaa shaacisay inay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, iyadoo wafdi ka socda Soomaaliya ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey heshiis u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo ...
Axmed Diiriye Raadgoob oo ka tirsanaa Khawaarijta arxan laaweyaasha ah ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ...
Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaanka Ceelgorof ee gobolka Galgaduud, halkaas oo lagu beegsaday dhagar-qabayaal ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho