Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meelmariyay Hindise-sharciyeedka dhismaha Hay’adda Diiwaangelinta “SAWIRRO”
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka dhismaha Hay'adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, waxaana ogol ...
















