Safiirka Soomaaliya ee Suudaan iyo dhiggiisa Norway oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khaartuum kula kulmay safiirka cusub ee dalka ...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khaartuum kula kulmay safiirka cusub ee dalka ...
Qaar ka mid ah hey’adha Qaramada Midoobay iyo Dalalka Dunida ayaa manta u dabbaaldegay xuska 29-ka Setembar ee maalinta Caalamiga ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa xerada ciidanka Indhaqaris ee Duleedka Degmada Gaalkacyo tababar ugu soo xiray dufcaddii 1aad ee dhammaysata tababarkooda, ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa daah furay Madasha Aqoon-isweydaarsiga Xoghayeyaasha Guud ee Baarlamaannada Dowladaha Xubnaha ka ...
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah ku soo gaaray Magaalada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulanka shir guddoominayay ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha ...
Manaasabadaan oo ujeedkeedu ahaa soo dhaweynaynta Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ka soo qeyb ...
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa guddoomiyay shirka totobaadlaha ah ee degmooyinka gobalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho