Xildhibaannada Hirshabeelle oo ansixiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa”SAWIRRO”
Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaay ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle kalafadhiga ...
















