Afar ruux oo dhaawacyo middi ah loogu geystay Magaalada Paris
Afar qof ayaa middi tooreey ah lagu dhaawacay weerar ka dhacay meel u dhow xafiiskii hore ee jaraa’idka Charlie Hebdo ...
Afar qof ayaa middi tooreey ah lagu dhaawacay weerar ka dhacay meel u dhow xafiiskii hore ee jaraa’idka Charlie Hebdo ...
Ciidamada Booliska ee Degmada jowhar oo kaashanaaya bulshada ku dhaqan halkasi ,maxamed siyaad cali{ Canjeex} ayaa ku howlan dadaallo lagu xaqiijinayaan ...
Sarkaal ka tirsan qasriga boqortooyada ee Malaysia ayaa maanta oo jimci ah ku dhawaaqay in boqor Cabdalla uusan cidna la ...
Ciidanka xoogga oo dilay horjoogihii al-shabaab u qaabilsanaa deegaanka mubaarak iyo tiro maleyshiyaad ah. Ciidanka kumaandooska soomaaliya ee danab oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ...
Warbixintan ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga ...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa iclaamisay Olole Nadaafadeed Isxilqaan ah oo Khamiis kasta laga fulin doono ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar filish) Guddoomiye xigeenadiisa, Wasiir u Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hooygiisa ku qaabilay Madaxweyneyaasha Dawladda Goboleedyada Jubbalanad iyo Hirshabeelle ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho