Safiirka Soomaaliya ee Dalka Zambia Oo dhagax dhigtay dib-u-dhis lagu sameynayo xarunta Safaaradda+Sawirro
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Zambiya oo ay Hor kaceyso Safiirada Soomaaliyeed ee dalkaasi Marwo Xaawa Xasan Maxamed ayaa Dhagax dhigtey ...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Zambiya oo ay Hor kaceyso Safiirada Soomaaliyeed ee dalkaasi Marwo Xaawa Xasan Maxamed ayaa Dhagax dhigtey ...
Xildhibaanada gobolaha shacabka oo maanta oo Arbaco ah ku kulmaya xarunta ay sida KMG ugu shiraan ee Filla Hargeysa ayaa ...
Mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG ah ee Villa ...
Ku simaha Ra'isulwasaarha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guukeed oo qudbad ka jeediyay shirka ayaa u hambalyeeyay xubnaha qaramada midoobe guusha ...
Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ay ku yeelanayaan xarruuntooda ku meel gaarah ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka codsaday Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay in Madaxda shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka ...
Wasaaradda qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha dalka ayaa maanta magaalada muqdisho ka furtay tababar ku saabsan mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya ...
Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed ku wareejisay xafiiska agaasinka waxbarashada gobolka ...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho