Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha dalka ayaa maanta magaaladaย  muqdisho ka furtay tababar ku saabsan mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya iyadoo ay ka qeyb-galayaan wasaaraddaha qorsheynta dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka banaadir

Sidoo kale tababar waxaa qeyb ka aha wakiilada qorsheynta ee xfiiska ogolaahshaha masharruicda midowga yurub kaasi oo ku aadan arrimaha bulshada.sida abaaraha,waxbarashada ,dhaqaalaha,bayโ€™adda iyo waxyaabo kale oo ka mid ah waxyaabaha aas aasiga u ah bulshada.

Related posts

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Maxamed Daahir faarax madaxa xafiiska mashaariicda ee midowga yurub ee wasaaradda qorsheynta qaranka oo furitaanka shirka ka hadlay ayaa sheegay in xafiiska oo door weyn ka qaadano xal u-helida masiibooyinka dabiiciga ee soo laaโ€™laabtay iyadoo lagu ilaalinayo habka mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya.

โ€œWaxaa maanta magaalada muqdisho inooga furmay aqoon -isweydaarsiย  kor loogu qaadayo aqoonta wakiilada xafiiska NAO ee wasaaradaga qorsheynta Dowlad goboleedyada, kaasi ee uu soo agaasimey xafiiska dhexe NAO ee ee wasaaradda qorsheynta dalka.

โ€œ waxaa goob-joog ka ahaa madashan madaxda xafiiska ee wasaaradda Qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqalaha Maxamed Farax iyo Prof Cabdirisaaq Jurile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare.

โ€œWakiilada ayaa inta uu socdo aqoon isweeydaarsigan waxaa ayย  ka doodi doonaan howlaha xafiiska, waaya aragnimada gobalada, shaqooyinka Socda iyo ah-daafta xafiiska ee horumarinta wadanka oo dhan.

Tags: Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro
Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada dalka oo qalab xafiiseed ku wareejisay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Next Post
Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

August 22, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In