Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Mashruuca Ballaarinta Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cabdulle “SAWIRRO”
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, ...
















