Senatoro Ka Tirsan Golaha Aqalka Sare Oo Ka Qeyb Galay Kulan Khaas Ah “SAWIRRO”
Qaar ka mid ah Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan khaas ah oo ...
Qaar ka mid ah Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan khaas ah oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddi hosaadka Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku adkeeyey muhiimadda ...
Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug oo kormeeray goobihii ganacsi ee maanta dabku ka kacay ayaa xanuunka la qeybsday ganacsatadii ...
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa furay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayo sidii hay’adaha ...
Wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimilada Puntland ayaa soo saartay digniin la xiriirta roobab dabeylo wata oo la sheegay inay ...
Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka ...
Gaari nooca zuzuki ah oo markii hore Al-shabaab ay dad shacab ah uga dhaceen duleedka tuulada Barwaaqo ee gobolka Gedo ...
Guddoomiya golaha baarlamaanka Kuweyt, Marzuuq Al-Ghanim, ayaa ku dhawaaqay in Shiikh Nawaaf Al-Axmed loo dhaarinaayo amiir-nimada dalka Kuweyt, kaddib markii ...
Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda federaalka iyo Wasaaradda Tamarta Hirshabelle ayaa bilaabay biyo dhaamin loo sameeynaayo ilaa 4 kun ...
Dabkaan oo geystay Khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, waxaana ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho