Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Askari lagu helay fal kufsi ah
Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar ...
Dable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar ...
U jeedka kulankan maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa aheyd dhiirigelinta ka qeybgalka siyaasadda dumarka, gaar ahaan golaha degaanka magaaladaas, sida ...
1 October sanadkii 2008 ayaa si rasmi ah loo saldhigay taliska ciidanka Mareykanka ee qaarada Afrika kaas oo la yiraahdo ...
Guddiga qaban qaabiya doodaha musharaxiinta madaxtinimada Mareykanka ayaa sheegay in ay bedeleen hanaanka doodaha loo qaban jirey, si loo xaqiijiyo ...
Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ayaa waxaa soo cago dhigatay diyaaradda Uganda Airlines taas oo ka dhigan in duulimaadkeeda ...
Sii hayaha xilka wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Maxamed Cabdi Xayir 'Maareeye' ayaa ka tacsiyeeyay geerida wariye Cabduqaadir Maxamed Mursal ...
Allah u naxariistee, waxaa xalay isbitaal ku yaala magaalada Miniapples ee dalka Mareykanku ku geeriyooday, rug caddaa saxaafadeed Cabduqaadir Maxamed ...
Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Danab ayaa waxay ku dileen horjoogeyaal muhiim ...
Allaha u naxariistee daacigii weynaa ee Masriga ahaa Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq ayaa geeriyoodey. Marxuum Cabdulraxmaan Cabdul-Khaaliq, wuxuu ahaa qof wacdiya dadka ...
Dowlada Britain ayaa sheegtay inay tababar u soo gaba gabeysay Taliska iyo shaqaalaha xarun loogu talo galay in ciidanka Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho