Madaxwayne Waare oo Magacaabay xubnaha Hirshabelle ku metelaya guddiga doorashada
Xubnahan ayaa lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Waare, waxaana guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ku meteli doona Maxamed Maxamuud ...
Xubnahan ayaa lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Waare, waxaana guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ku meteli doona Maxamed Maxamuud ...
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenada Arrimaha ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa soo dhaweeyay doorashada Guddoonka Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa ...
Saraakiil ka tirsan howlgalka tababarka ciidanka Soomaaliya ee midowga Yurub ayaa booqday goob loogu talo galay qashinka oo laga dhisayo ...
Wasiir Cismaan Abokor Dubbe wuxuu horaantii todobaatanaadkii ku dhashay degaanka Shan-Shacadde oo ka tirsan dagmada Burco ee Gobolka Togdheer. Tacliinta ...
Kulanka golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow furmay ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha mudane, Maxamed Mursal Sheekh ...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho