Wasiir Dubbe oo kulan is-barasho ah la qaatay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta.
Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abokor Dubbe ayaa kulan is-barasho iyo is-xog ...
Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abokor Dubbe ayaa kulan is-barasho iyo is-xog ...
Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane, Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha ...
Kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa xalay kormeeray qaar kamid ...
Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay ku dhawaaqay liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad ...
Afar qof oo labo ka mid ah ay caruur yihiin ayaa dhintay kadib markii doono ay la socdeen kula degtay ...
Hay’adda UNICEF ee qaramada midoobe ayaa canbaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha kaasi oo ...
Kulan looga hadlayay dhalinyarada isticmaasha daawada xad dhaafka ah (Overdose) ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio Maanta, waxaana soo abaabulay ...
ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan (karaash), ayaa maanta shir usoo xiray degmooyinka iyo ...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula wareegeen wasiirrada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho