Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa duhurnimadii maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, halkaas ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa duhurnimadii maanta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, halkaas ...
Wasaaradaha Caafimaadka Xukuumadda Fadaraalka, ayaa maanta agab caafimaad oo loogu tala galay Ka hortaga COVID-19 gaarsiiyay Gobalka Mudug kaas oo ...
Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa golaha ammaanka uga digay in xaaladda Libya ay galeyso waji cusub oo ah ...
Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, maanta waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco shir u dhexeeyay madaxda dowlad goboleedyada, wufuud kala ...
Ra'iisul wasaaraha dalka, Ivory Coast Amadou Gon Coulibaly, isla markaana ahaa musharaxa xisbiga dowladda doorashada madaxtinimada October ayaa geeriyooday Arbacadii, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuusay Guddigii Todobaadka Xoriyadda iyo Midnimada, hormuudka Olalaha ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta xariga ka jaray fagaaraha Midnimada oo laga hirgeliyay xaruntii ...
Agaasimaha Waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Farxiyo Samaan Maxamed ayaa ku dhawaaqday in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho