Turkiga oo cambaareeyay xiriirka Israel iyo Carabta.
Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaareen. wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ...
Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaareen. wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ...
Magaalada Dooxa ee dalka Qatar maanta oo sabti ah waxaa ka furmaya wada-hadallo nabadeed oo u dhexeeya dowladda Afghanistan iyo ...
Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ka socda qaban qaabada aaska guddoomiyihii hore ee rugta ganacsiga ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo howla shaqo ujooga Magaalada muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Hay’adaha Amniga, iyadoo uu Madaxweynahu faray inay ...
Wararka ka imaanaya magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in 3 qof oo looga shakisan yahay Al-shabaab ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf ...
100 ka mid ah ciidmada Wadanka Senegal oo shaqada Nabad ilaalinta u jaooga dalka Gambia ayaa laga helay xanuunka COVID-19. ...
Kulanka wadatashiga ah oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Haweenka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka, masuuliyiinta, bahda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho