Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino oo dhulka lagu aasay oo la ...
Madaxweyne Trump oo meesha ka saaray walaaca laga muujiyay dhibaatada isbedelka cimilada xilli uu booqday goobaha dabka uu ka hurayo ...
Maxkamadda dastuuriga dalka Ivory Coast ayaa ogolaatay in madaxweyne Alassane Ouattara uu u tartami kado markii sadexaad jagada madaxtinimada dalkaas ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose. ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ...
Munaasabad kooban oo ka dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa xildhibaanno ka tirsan Baarlabaanka ay ku gudoomeen deeqdan oo isugu jirta ...
kulanka guud ee xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw ka furmay xarunta ku meel gaarka ...
Wasiirka maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furay Xafiiska dakhliga Caasimadda oo ka shaqeynaya soo uruurinta iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho