Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka Badda oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka Badda oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dekedaha iyo Gadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilalka u kala wareejisay Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Dr Mahad Maxamed  Xasan iyo Wasiir ku-xigeenkii hore Cismaan Daalo kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, waxaana goob joog ka ahaa mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Wasaaradda Gaadiidka.

Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Gadiidka Cismaan Daalo ayaa sheegay in xilka uu yahay wareegto, isla markaana uu aad ugu faraxsanyahay in maanta uu xilka ku wareejiyo shaqsi wax ku soo kordhin kara howlaha horyaalla Wasaaradda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Mahad Maxamed Xasan ayaa balan qaaday inuu sidii dad dargalin doono  shaqadii wanaagsaneyd ay hore usoo qabtaan dhammaan bahda wasaaradda dekedaha iyo gadiidka badda.

Wasiirka dekedaha iyo Gadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamaca ayaa uga mahadcelisay Wasiir ku-xigeenkii hore ee Waasaaradda Cisman Daalo shaqadi cusleyd ee uu la soo qabtay Wasaaradda, waxaana Wasiir ku xigeenka cusub ay kula dar daarantay in howsha uu halkeeda ka sii wado.

Previous Post

Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Gaashaandhigga, Dhallinyarada, Ganacsiga iyo  Boostada oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamo amniga qaabilsan oo howlgallo ka wada Degmada Caabudwaaq

Next Post
Ciidamo amniga qaabilsan oo howlgallo ka wada Degmada Caabudwaaq

Ciidamo amniga qaabilsan oo howlgallo ka wada Degmada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In