Turkiga oo beeniyey eedayn uga timid QM oo ku aaddan xad-gudubyo ka dhacay Suuriya.
Turkiga ayaa diiday eedeyn uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay oo ku aaddan xadgudubyo ka dhan ah ...
Turkiga ayaa diiday eedeyn uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay oo ku aaddan xadgudubyo ka dhan ah ...
Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. ...
Guddoomiyaha degmada Dharkeynley iyo agaasimaha dalxiiska & maalgashiga gobolka Banaadir ayaa daah furay dalxiiska degmada Dharkeynley oo markii ugu horreysay ...
Kooxda kubadda cagta FC Dayax Power Supply ayaa ku guuleysatay koobka kooxaha heerka Koowaad ee Xiriirka kubadda cagta degmada Beledweyne ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay ...
Kulankaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen ururka gabdhaha ganacsatada Soomaaliyeed ayaa waxaa goob joog ka ahaa qaar ka ...
Munaasabadaan lagu daah furayay Hotelka Heritage ee laga hirgeliyay magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb-galay Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ...
Daahfurka shirakadda ganacsiga Djibouti Shipping Company oo maanta markabkii ugu horeeysay oo shirkaas u rarnaa ku soo xirtay dekada Muqdisho, ...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka ayaa soo dhaweeyay Magaacabista Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho