Madaxweynaha Falastiin Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeeyay Maalinta Xornimada Dalka
Madaxweynaha Falastiin mudane Maxamuud Cabaas, ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Faramajo iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda ...
















