Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ...
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ...
Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed Dr, Cali Saciid Fiqi ayaa maanta Magaalada Baydhabo uga qeyb galay barnaamij lagu daahfurayay kasoo kabashada ...
Muqdisho, Oktoobar 12, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ...
Ololoha doorashada Trump ayaa ku soo aadaya iyadoo doorashada madaxweynaha ay ka harsan tahay wax ka yer 3-todobaad, maadama doorashada ...
Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa saakay gaaray magaalada Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya . Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa ...
Qaramada Midoobe ayaa sheegtay in nafaqo daro caruurta heysa iyo Covid 19 ay dagaalameyso iyada oo gacan ka helaysa wasaarada ...
Xasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabir ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab gaar ahaan in ay ...
Maanta oo ah 12ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 66aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee ...
Sanadadii la soo dhaafey boholo ku yaala wadada aad dhanka waqooyi ee magaalada Xuddur ayaa si joogto ah daadad ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho