Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Oo Ummadda Soomaaliyeed Uga Tacsiyadeysay Geerida Ku Timid Arday Kaalimaha Hore Ka Galay Imtixaanka
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelka, masuuliyiinta, bahda ...
















