Madaxweyne Farmaajo oo shacabka iyo xukuumadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey guusha diblumaasiyadeed ee hoggaaminta Golaha Guud ee QM.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka ...
















