Dowladda Soomaaliya oo qalab loogu talagalay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur gaarsiisay Dhuusamareeb.
Wafdi uu hogaaminayo sii hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya xirsi Rooble ee ...
Wafdi uu hogaaminayo sii hayaha wasiir ku xigeenka wasaaradda gadiidka iyo duulista hawada ee xukumadda federaalka Soomaaliya xirsi Rooble ee ...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa la kulmay Safirka Dowlada UK u fadhiya Somalia mudane Ben Fender. ...
Bayaan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu taageeray heshiiska nabadeed ee ay wada gaareen Dowladda Suudaanta waqooyi iyo ...
Waxaa goor dhaw la filayaa inuu magaalada dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud uu ka furmo shir looga hadlayo isku-xirka laamaha ...
Wafdi uu hogaaminayo sii-hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda magaalada ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta dowlad goboledka Jubbaland ...
Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Kornayl Cabdifataax Bashiir Cali ayaa ugu baaqay rakaabka allaabtooda kaga lunto xilliyada safarada ...
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya, mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa manta kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho