Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal lagu dilay horjooge sare oo ka tirsan argagixisada Al-shabaab
Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya ...
Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu 25-08-2020, Federal Government of Somalia, AFRICOM target al-Shabaab senior leader in coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. ...
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wado olole dowlad-gobaleedyada loogu sameynayo xarumaha sii saadaaliya halisyada musiiboooyinka. Wafdi ...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo saaxibada mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ku dilay Cabduqaadir Cusmaan Yaroow oo ...
Guddiga maaliyadda,miisaaniyadda,qQorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay'addaha dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdeedu tahay 25/08/2020 waxay kulan Kula ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha Wasiirka wasaaradda ...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowladda federaalka Soomaaliya Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan ee Soma;lai, Gaara ahaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho