Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Shaacisay Natiijada Sahanka Xogta Nafaqada Soomaaliya Ee Sanadka 2019 +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Shaacisay Natiijada Sahanka Xogta Nafaqada Soomaaliya Ee Sanadka 2019 +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee  dowladda federaalka Soomaaliya  Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan ee  Soma;lai, Gaara ahaan UNICEF-Somalia, Waxaa sharaf Weyn u ah in ay soo saarto manta natiijada Sahanka xogta nafaqada soomaaliya oo dhammeystiran (The Somalia Micronutrient Survey  2019 results), Waxaa Xusid mudan in Soo gabagabeenta iyo ka guulgaarista qabashada sahanka nafaqada ay tahay guul inoo soo wadahoyatay dhamaanteena.

Sahankan Waxay ujeedadiisu ahayd in uu bixiyo sawir guud oo ku saabsan heerka nafaqada haweenka iyo caruurta Da’doodu kayar shanta sano. Waxaana sahankani lagu sameeyey 2,400 qooys oo ku kala nool; Somaliland, puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshabele, koonfur-galbeed, Gobolka Benaadir iyo sidoo kale dadka barakacayaasha (IDPs) si loo ogaado heer kooda nafaqada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Uruurinta xogta sahanka nafaqada lagu aruuriyay waxaa ka mid ah; xogtaqoyska                (House Hold Data), xogta cabirka koritaanka jirka caruurta (Child Growth Monitoring) iyo; tilmaamayaal badan oo ay ka midyihiin: dhiiga, kaadida iyo saamiyada biyaha iyo Cusbada.

Natiijada sahanka nafaqada kasoo baxday waxaa lagu ogaaday:

  • In kabadan 40% oo haween iyo caruur ah ay qabeen dhiig yari (Aneamia)
  • 34% oo caruur ah ayaa qabay Vitamin A yari (Vitamin A deficiency)
  • 11% oo haween ah ayaa qabay vitamin A yari ( Vitamin A deficiency)

Iyadoo laga Tixraacaayo natiijooyinka kasobaxay sahanka nafaqada ee soomaaliya 2019 Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya waxay horseed u noqon doontaa dejinta siyaasadda iyo istraatiijiyadaha lagu yareyn doono heerka nafaqo yarida (malnutrition) sidoo kalena waxay kor uqaadi doontaa heerka nafaqada haweenka iyo caruurta shanta sano kayar iyo guud ahaanba dadweeynaha soomaaliyeed.

Ugudanbeyntii Wasaarad da caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee soomalaiya waxay ku boorineysaa dhamaan hay’adaha dowlada, Hay’adaaha UN ka, Kuwa Caalamiga ah, Ururada Maxaliaga ah,  Ganacsadata, Shirkadaha  gaarka  looleeyahay, Iyo Kuwa Cilmibaarista, in ay u isticmaalaan natiijada sahanka nafaqada soomaaliya 2019 dhamaan barnaamijyada Hurmarinta nafaqada ee  guuudahaan dalka .

Tags: Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Shaacisay Natiijada Shanka Xogta Nafaqada Soomaaliya Ee Sanadka 2019 +Sawirro
Previous Post

Madaxweynaha koonfur galbeed oo kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Maaliyadda maamulkaasi “sawirro”

Next Post

Madaxweyne Lafta Gareen Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sii Hayaha Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka XFS

Next Post
Madaxweyne Lafta Gareen Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sii Hayaha Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka XFS

Madaxweyne Lafta Gareen Oo Xafiiska Ku Qaabilay Sii Hayaha Wasiirka Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka XFS

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In