Ciidamado isugu jira Boolis iyo Milatari ayaa howlgallo balaaran ka sameeyey deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud, gaar ahaan kuwa Hoostaga ...
Munaasabad lagu daah furaayay wabarashada sanad dusiyadeedka 2021 laguna abaalmainayay ardaydii kaalimaha hore ka gashay imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Dood Furan oo ku saabsan Xeerka Dhismaha Hay'adda Naafada Qaranka Oo Lagu ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug, Ciidanka NISA iyo ciidamada Booliska Saldhigga Hobyo ayaa halwgal wadajir ah uga ...
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Diomede Ndegeya, ayaa soo gabagabeeyey booqashadiisii isbarasho ee uu ku soo kala bixiyay ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar ugu ambabaxay magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa ...
Howlgalka ayaa ka dhacay duleedka degaanka Bariire ee gobolka Shabellada Hoose waxayna Ciidanka Xoogga Dalka ku dileen Madaxii Hoobiyaasha Al-Shabaab ...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo Xaaskiisa Manilla Trump ayaa laga helay cudurka Covid-19, ka dib tijaabo xalay lagu sameeyey, waxaana ay bilaabayaan inay ...
Guddiga Maamulka Doorashada Dadban ee 2020/21 ee Heer Dowladaha Xubnaha ka ah DF (GMDHDX) Muqdisho, 1 October 2020 Mabaadii’da 1. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho