Al-Shabaab senior leader Kills in Middle Jubba Somalia.
Mogadishu 25-08-2020, Federal Government of Somalia, AFRICOM target al-Shabaab senior leader in coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. ...
Mogadishu 25-08-2020, Federal Government of Somalia, AFRICOM target al-Shabaab senior leader in coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. ...
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wado olole dowlad-gobaleedyada loogu sameynayo xarumaha sii saadaaliya halisyada musiiboooyinka. Wafdi ...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo saaxibada mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ku dilay Cabduqaadir Cusmaan Yaroow oo ...
Guddiga maaliyadda,miisaaniyadda,qQorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay'addaha dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdeedu tahay 25/08/2020 waxay kulan Kula ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha Wasiirka wasaaradda ...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowladda federaalka Soomaaliya Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan ee Soma;lai, Gaara ahaan ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha ...
Sii hayaha ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa maanta kormeeray Xabsiga Dhexe ee dalka kaasi ee uu ...
Sii hayah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdi Hayir Mareye, ayaa maanta tababar aqoon ...
Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir gudoomiyay kulankii 1-aad ee guddiyada Joogtada ah ee Kalfadhiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho