Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare BFS Oo Soo Saaray Baaq Ku Aadan Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo yeeshay fadhigiisa 3aad kulankiisa 7aad, uuna shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Aqalka ...
















