Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Ee Ku Naf Waayey Qarixii Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf ...
















