Madaxweyne Farmaajo “Ujeedka Ugu Weyn Ee Argagixisadu Waa In Ay Niyad Jabiyaan Shacabka Soomaaliyeed Ee Ka Soo Kabanaya Duruufaha Adag”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee argagixisadu ay sida gaadmada ah ...
















