Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Uu Hogaaminayo Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Golaha Aqalka Sare Oo Ku Wajahan Goboledka Gedo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi Uu Hogaaminayo Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Golaha Aqalka Sare Oo Ku Wajahan Goboledka Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha aqalka sare Moqliid Xuseen Guhaad ayaa ku wajahan Goboledka Gedo gaar ahaa magaalooyinka Garbahaareey ,Luuq iyo Baladxaawo

Xubaha Guddoomiyaha ku wehlinayo waxaa ka mid ah  sii hayaha wasiirka waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre xildhibaano ka tirsan labada aqal ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan Gobolka .

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha aqalka sare Moqliid Xuseen Guhaad iyo Cabdullaahi Goodax Barres ii hayaha wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa marka uu gaaro caasimada gobolka gedo ee Garbahaareey waxaa uu dhagax dhigo doono gaabo waxbarasho oo qeyb-ka ah mashruuca hormarinta dugsiyada waxbarshada dalka,waxaana uu usii gudbo doonaan magaalada Luuq oo si la mid ah uga dhagax dhigo doono ,

Wafdigaan ayaa sidoo kale waxaa la filayaa inay kusoo gabagabeeyaan safarkooda magaalada Balad-xaawo oo ay ka dhagax dhigi doonaan gooba kale oo lagu xoojinayo waxbarashada gobolka Gedo.

Tags: Sii Haayaha Wasiirka Waxbarashada XFS Iyo Wafdi Uu Hogaanimayo Oo Saakay Ku Wajahan Gobolka GedoWafdi Uu Hogaaminayo Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Golaha Aqalka Sare Oo Ku Wajahan Goboledka Gedo
Previous Post

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Daah Furay Musawac Lagu Hago Maraakiibta Kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho

Next Post

Qaban Qaabadii Ugu Dambeysay Wajiga Sedexaad Furitaanka Shirka Dhuusamareeb Oo Saakay Ka Socoto Magaaladaasi

Next Post
Qaban Qaabadii Ugu Dambeysay Wajiga Sedexaad Furitaanka Shirka Dhuusamareeb Oo Saakay Ka Socoto Magaaladaasi

Qaban Qaabadii Ugu Dambeysay Wajiga Sedexaad Furitaanka Shirka Dhuusamareeb Oo Saakay Ka Socoto Magaaladaasi

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In