Dowladda oo muwaadiniin ku xanibnaa sacuudiga ka soo daad gureeysay+sawirro
Diyaaradda Daallo ayaa maanta markii shanaad keentay muwaadiniin ku xayirnaa dalka boqortooyada Sacuudi Cariba kuwaa oo ka koobnaa 15 Haween ...
Diyaaradda Daallo ayaa maanta markii shanaad keentay muwaadiniin ku xayirnaa dalka boqortooyada Sacuudi Cariba kuwaa oo ka koobnaa 15 Haween ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa shir-gudoomiyay kulanka degmooyinka ee Maamulka Gobolka Banaadir, ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24-saac ee lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga ...
Mashiinadaan neef Caawiyayaasha ah oo gaaraya 20 xabo ayaa hey’adda Caalamiga ah ee socdaalka dunid IOM waxaa ay ku wareejisay ...
Waaxda gadiidka rayidka ah ayaa lagu sameeyay isbedelka dhanka hormarinta adeegyada gadiidka dadweynaha si bulshada Soomaaliyeed loogu fududeeyo adeegyada ay ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee ...
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu yihiri Dowladda Soomaaliya waxa ...
Taliska ciidanka illaalinta nabad-gelyada wadooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta fiish taraafiko ee degmada shangaani ku soo bandhigay ...
Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho