Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda gobolka Jubbada Hoose
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wado deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada ...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wado deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada ...
Guddiga doorashada oo ay sameysteen ismaamulka tigreega Itoobiya ayaa sheegay in saakay oo arbaco ah ay dhaceyso doorashada xilli guud ...
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobolka Jubbada hoose waxey ku dileen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka in ay ka soo ...
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada, Arimaha Bina’adannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka Golaha aqalka sare BFS ayaa kulan xog wareysi la yeeshay Siihayaha ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Maagalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Xanan-buure ee waqooyiga ...
Koox hubeysan oo ka soo jeeda dalka Koonfur Afrikaan ayaa xalay gudaha dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ...
Qaar ka mida beeraleyda ku nool deegaanada hoos yimaada degmada Jowhar, ayaa cabasha ka muujiyay fatahaada wabiga Shabeelle uu sameeyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho