Ciidanka Xoogga Dalka oo Al-shabaab qasaare ku gaarsiiyay degmada Balcad.
Ciidanka Xoogga dalka oo kafeejigan dhagarta cadawga ayaa iska caabiyay weerar maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isku dayeen ineey kusoo qaadan magaalada ...
Ciidanka Xoogga dalka oo kafeejigan dhagarta cadawga ayaa iska caabiyay weerar maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isku dayeen ineey kusoo qaadan magaalada ...
Dowlada Itoobiya ayaa meel marisay go,aan 40% lagu siinayo saamiga shirkada taleefanada Ethio telecom labo shirkadood oo caalami ah kuwaas ...
War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dawladda FS ayaa lagu sheegay in ciidamada dawladda oo kaashanaya ...
“Mogadishu, On August 7th, 2020, The Federal Government of Somalia, in partnership with U.S. AFRICOM troops, stymied an Al-Shabaab suicide ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo Wasaaradda ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta DANAB ee ka howlgala Galmudug ayaa maanta baaritaano lagu soo saaray Miinooyin Argagixisada Al-Shabaab aaseen ...
Shirkadaha iska leh diyaaradaha xamuulka qaada ee isticmaala garoonka diyaarada ee Degmada Xudur ayaa cabasho ka keeney isticmaalka garoonka gaar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho