Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo ku guuleysatay in muwaaddin Soomaaliyeed ay u soo celiso Dhul laga haystay muddo fog “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hiiraan, Cabdiraxiin Muxumad Taakooy ayaa sheegay in muwaaddin Soomaaliyeed ay usoo celiyeen Dhul laga haystay muddo 30 ...
















