Madaxweynayaasha Koofur Galbeed, Galmudug Iyo Hirshabeelle Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada ...
















