Sii haayaha wasiirka warfaafinta XFS oo daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta dalxiiska Dalka+Sawirro
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda wafaafinta XFS Mudane; Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta Dalxiiska ...
















