Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Jubbaland oo bogaadiyay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaamka Dawliga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Jubbaland oo bogaadiyay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaamka Dawliga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Jubbaland ayaa soo dhoweysay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka ee ay maanta shaacisay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya, waxayna hambalyada farxada la wadaageen dhammaan ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaamka gaar ahaan ardayda ka soo jeeda deegaanada Jubbaland.

Agaasimaha Waaxda Tacliinta sare iyo Farsamada Wasaaradda Waxbarashada maamulka Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa marka hore uga mahadceliyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya xilka weyn ay iska saartay shaqada ay qabatay, ee u soo jeeday Habeenada badan, isagoona marka labaad u hambalyeeyay ardayda Soomaaliyeed oo dhan intii imtixaamka sanad Dugsiyeedka 2019/2020-ka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

โ€œAad iyo Aad baan ugu faraxsanahay,waxaan horta u mahad celinayaa Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka xilka weyn ayay iska saartay shaqada ay qabata ee u soo jeeday Habeenada badan, marka labaad waxaa u mahad celinayaa ardayda Soomaaliyeed oo dhan intii imtixaanka gashay sanad Dugsiyeedka 2019/20,โ€ ayuu yiri Agaasime Axmed Faarax Cali Aweys.

Sidoo kale, Agaasimaha oo sii hadlaya wuxuu yiriโ€œ Waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay haddaan nahay reer Jubbaland guusha weyn ee aynu ka gaarnay imtixaamka ay Dowladda Federaalka Soomaaliya qaaday anaguna aan ku kaalmeyneynay oo aan u fududeyneynay, aad baan ugu faraxsanahay waana soo dhoweyneynaa,โ€

Ugu dambeyntii, Agaasimaha Tacliinta sare iyo Farsamada Wasaaradda Waxbarashada maamulka Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys wuxuu dhiiragelin ku aadan iney sii laba jibaaraan dadaalkooda u jeediyay ardaydii sanadkan u suurageli weysay iney ka gudbaan imtixaamka ama baasaan.

Tags: Maamulka Jubbaland oo bogaadiyay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaamka Dawliga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Xoogga dalka oo bur buriyay gaadiid Al-Shabaab ka soo buuxiyeen walxaha Qarxa

Next Post

Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo.

Next Post
Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo.

Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In