Xarunta Agoonta Xudurka oo qeyb-ka noqotay dhaxalka Qaran bur-burkii Dalka+Sawirro
Xaruntaan oo burburka weyn ka muuqda waxa la dhisay 2007 waxa loogu talagalay in lagu xanaaneeyo waxna lagu baro caruurta ...
Xaruntaan oo burburka weyn ka muuqda waxa la dhisay 2007 waxa loogu talagalay in lagu xanaaneeyo waxna lagu baro caruurta ...
Saacadihii la soo dhaafay waxaa bilaawday cabsi xoogaan usoo wajahay bulshooyinka ku haray degmada afgooye iyo deegaanada kale ee ku ...
Khadka Internet-ka ayaa dib ugu soo laabtay Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya, kadib markii si ku-meel-gaar ah loo xalliyay cilladdii jirtay, ...
Madaxweynaha Goboleedka Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Xafiisyada ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye "Qoor-qoor" Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Safarka Madaxweyne Qoor ...
Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo kormeer shaqo ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa mas’uuliyiinta wasaaradda kala hadlay ...
Siihayaha Xilka Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirrada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho