Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Agoonta Xudurka oo qeyb-ka noqotay dhaxalka Qaran bur-burkii Dalka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Xarunta Agoonta Xudurka oo qeyb-ka noqotay dhaxalka Qaran bur-burkii Dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaruntaan oo burburka weyn ka muuqda waxa la dhisay 2007 waxa loogu talagalay in lagu xanaaneeyo waxna lagu baro caruurta agoonta ah waxa ay ku taalaa duleedka Magaalada xuddur waa dhismo balaaran oo ka kooban qololka jiifka, qeybaha waxbarashada, Cuntada, Musqulo, Masaajid iyo meel banaan oo loogu talagalay in caruurta ay ku ciyaaraan, waana xaruunta keliya ee agoon lagu xanaaneyn jirey degmada xuddur ee Gobolka Bakool iyadoo dhismeed 2007 ilaa 2011.

Iyadoo meelkale looga soo duulin ayaa la bililiqeystay waxa laga qaatay Albaabadii, Dariishadihii jiingadihii iyo Alwaaxadii ku daboolnaa xitaa masaajidkii ayaa waxba loo reeban waxaana ka muuqda bur bur baahsan sidoo kale ma ahan oo keliya xarumaha dhaca iyo boobka loo geystay kuleejyada ee dhammaan xarumaha danta guud ayaa la boobay taasoo ugu wacnayd dhaxalkii qarankii dumay, sidoo kale waxa ay qeyb ka tahay nidaan laโ€™aanta dalka soomartay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Xaruntaan ayaa waxa markale dib loo dayactirey 2017 xiligaas oo deegaanka ka dilaacay cudurka shuban biyoodka waxana lagu karan tiilay bukaanadii uu soo ritay shuban biyoodka, hase ahaatee mar labaad ayaa dib loo burburiyey oo dhagxaantii xitaa laga qaatay dhul ahaan cid qabsatay malahan waxa ay ubaahan tahay in dib u dhis lagu sameeyo loogana faaโ€™ideeyo caruurta agoonta ah oo aan haatan heysan daryeelka iyo xaqa ay ku lahaayeen dalkooda.

Dhallinyarada ku nool degmada Xudur ayaa haatan wada sidii loo bedeli lahaa fikirkaan saameynta ku yeeshay Agoontada waxaana socda da daalo ku aadan in markale dadka wax galka ah lagu baraarujiyo in dib loo dhiso xaruntaan xanaanada iyo hoyga u ah Agoonta deegaanka ee garabka u baahan.

Tags: Xarunta Daryeelka Agoonta Xudurka oo qeyb-ka noqotay dhaxalka Qaran bur burkii Dalka+Sawirro
Previous Post

Afgooye: Dadkii ka barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelle oo cabsi horleh ay soo wajahday

Next Post

Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka oo loo fasaxay munaasabada Ciidda darteed

Next Post
Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka oo loo fasaxay munaasabada Ciidda darteed

Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka oo loo fasaxay munaasabada Ciidda darteed

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In