Hirshabeelle oo xarun Caafimaad ka hir-gelineysa degaanka Ceel-jaalle+SAWIRRO
Wasaaradda Caafimaadka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa xarun Caafimaad oo cusub ka hir-gelineysa degaanka Ceel-jaalle ee duleedka Magaalada Baladweyne. Agaasimaha ...
















