AMISOM oo xarumo waxbarasho ka hirgelisay degaanka Hosingow ee Gobolka Jubbada hoose
Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Jubbaland ayaa maamulka Dugsiga hoose ee degaanka Hosingow ku wareejiyay Saddex Fasal oo ay dayactir ...
Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Jubbaland ayaa maamulka Dugsiga hoose ee degaanka Hosingow ku wareejiyay Saddex Fasal oo ay dayactir ...
Dab dhaliyey Khasaare kala duwan ayaa ka kacay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, waxaana lasoo sheegayaan in uu jiro khasaare ...
Guddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Saciid Fiqi, Sihayaha Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza ...
Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta booqday xarunta Guddiga shaqaalaha ...
Ku dhawaad 500 Arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka Kunib Yos ee waxbarashada Turkiga oo qaadeyso xarunta dhexe ee waxbarashada ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa Maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in ...
Ciidanka Boliiska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada waxey ku soo qabteen ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha si weyn ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho