Maxkamada Gobolka Banaadir oo shaacisay xukunka kiiskii musuqmaasuq ee loo heystay ee masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka.
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , ...















