Friday, October 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamada Gobolka Banaadir oo shaacisay xukunka kiiskii musuqmaasuq ee loo heystay ee masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamada Gobolka Banaadir oo shaacisay xukunka kiiskii musuqmaasuq ee loo heystay ee masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya , Masuuliyiinta xukunada lagu riday waxaa ka mid ah Agaasimihii Guud ee Wasaaradda  Caafimaadka.

Hoos ka aqriso Warqada Xukunka ee Maxkamadda

Maxkamadda gobolka Benaadir, qeybta ciqaabta (Waaxda tashiga)

Related posts

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026

Maanta oo ay tahay Taariikhdu 24/08/2020 waxay Maxkamadda ku dhawaaqaysaa Xukunka Kiis Dacwadeedka ciqaabta ah ee Numberkiisa yahay MGB/DDL/148/2020 oo eedaysanayaal ka yihiin 9 qof ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka JFS, kuwaasi oo dacwadooda lasoo dhagaysanaysay 14 fadhi-dacwadeed,

XUKUNKA MAXKAMADDA

  1. 1. EEDAYSANAHA 1AAD:  C/llaahi Xaashi Cali Ina Khadiijo Xaaji Maxamed Xersi 61 jir ah Ku Dhashay Hiiraan Dagan Degmada Xamar-Weyne, ahna Agaasimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku heshay Qodobada 241(XATOOYO XOOLO DADWEYNE) iyo 363 XCS, waxa ayna Ku xukuntay 9 sano oo xadhig ah Iyo Ganaax Lacageed oo ah,   SH.SO 59,173,000 (KONTON iyo SAGAAL MALYAN, BOQOL TODDOBAATAN IYO SADDEX KUN, shilin Som) Una dhiganta $2,366 dollar.   Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne sida ku xusan Qodobada.101/102 XCS.

  1. 2. EEDAYSANAHA 2AAD: Maxamuud Buule Maxamuud Ina Binti Shiikh Nuur Maxamed 52 jir ah ku dhashay Xamar, Degan wadajir ahna Agaaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda caafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku heshay, Qodobada 241(XATOOYO XOOLO DADWEYNE) iyo Qodobada 363,366, 375, waxayna ku xukuntay 18 sano oo xadhig ah iyo Ganaax Lacageed oo ah 59,173, 000 SH.SO (KONTON IYO SAGAAL MALYAN, BOQOL TODDOBAATAN IYO SADDEX KUN, shilin Som) Una dhiganta $2,366 dollar. Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne sida ku xusan Qodobada101/102 XCS.

  1. 3. EEDAYSANAHA 3AAD:  Mahdi Abshir Maxamed Ina Xaawo Maxamed Nuur 30 jir ah ku dhashay Xamar Degan Waaberi ahna Madaxa xisaabaadka ee Mashruuca Wacyigalinta Caafimaadka (Health Promotion C4D) ee Wasaaradda aafimaadka DFS, Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku heshay Qodobada 241(XATOOYO XOOLO DADWEYNE), iyo QODOBADA  363, 375 waxayna ku xukuntay 12 sano oo xadhig ah iyo Ganaax Lacageed oo ah 59,173, 000 SH.SO (KONTON IYO SAGAAL MALYAN, BOQOL TODDOBAATAN IYO SADDEX KUN, shilin Som) Una dhiganta $2,366 dollar. Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne sida ku xusan Qodobada 101/102 XCS.

  1. 4. EEDAYSANAHA 4AAD: Bashiir Cabdi Nuur Ina Xaliimo Qaasim Cabdi 34 jir ah ku dhashay Xamar, Degan Hodan ahna Xisaabiyaha Mashruuca Malaria and HIV/AIDS ee Wasaaradda Caafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKMADDU waxa ay ku heshay Qodobka 241(XATOOYO XOOLO DADWEYNE),   waxayna ku xukuntay 3 sano oo Xadhig ah iyo Ganaax lacageed oo ah 29,575.000 (LAABATAN IYO SAGAAL MALYAN, SHAN BOQOL TODDOBAATAN IYO SHAN KUN  Shil.Som) Una dhiganta $1,183 Dollar. Xukunka waxaa wehelinaya Ka reebista Xafiis Dadweyne Muddo 5 sano ah sida ku xusan Qodobka102-Faq 1aad XCS.

  1. 5. EEDAYSANAHA 5AAD: Naciima C.qaadir Maxamed Ina Xaliimo Cabdi Shiikh 34 jir ah ku dhalatay, Degan Xamar ahna Maamulaha Mashruuca Taranka iyo Hooyada (reproductive Health) ee Wasaaradda Caafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadeeda,

  1. 6. EEDAYSANAHA 6AAD: Axmed Aaadan Maxamed Ina Faadumo Maxamed 34 jir ah ku dhashay Gedo Degan Hodan ahna Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Guud (Public Health Department) ee Wasaaradda aafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadeeda,

  1. 7. EEDEYSANAHA 7 AAD: C/qaadir Weheliye Afrax Ina Jimco Gaafow Kulmiye ahna Agaasimaah Waaxda Saadka iyo Adeega Caafimaadka ee Wasaaradda Caafimaadka DFS, Kuna Eeedaysan QODOBADA  241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDA waxaa u caddaatay in uu yahay agaasimaha waxaada daawaynta, qalabka  iyo xarumaha caafimaadka ee wasaaradda Caafimaadka,  waxayna ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadiisa.

  1. 8. EEDEYSANAHA 8AAD : Faarax Yuusuf Maxamed Ina Luul Geele Maxamuud 34 jir ah ku dhashay Baladweyne Degan Xamar ahna Maamula Mashruuca wacyi galinta caafimaadka (Health Promation C4D) ee Wasaaradda aafimaadka DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDA waxa u caddaatay in uu yahay madaxa Qaybta wacyigelinta  Talaalka wasaaradda Caafimaadka DFS, waxayna ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadiisa.

  1. 9. EEDEYSANAHA 9AAD: Sumaya Axmed Cismaan Ina Duniyo Cabdulle Cali 27 jir ah ku dhalatay Xamar Degan H/wadaag ahna Xisaabiyaha Mashruuca TBda ee Wasaaradda Caafimaadka DFS, DFS Kuna Eeedaysan QODOBADA 241, 363, 366, 375, 376-/71 XCS,

MAXKAMADDU waxa ay ku weyday dhammaan Qodobada lagu soo eedeeyay, waxayna dib ugu celisay Xorriyadeeda.

FG: MAXKMADDU WAXAY KALA NOQOTAY XUKUN SANAYAASHA  DAMAANADII AY KU JOOGEEN.

DHAMMAAAN DHINACYADA WAXAA U FURAN RACFAAN SU SIMAN MUDDO 30 MAALMOOD AH:

MAXKMADDU WAY INOO XIDHANTAHAY

Previous Post

Kulan Looga Hadlayay Saameynta Covid-19 Uu Ku Yeeshay Ganacsiga Oo Muqdisho Lagu Qabtay+Sawirro

Next Post

Ciidamadda amaanka oo magaalada Gaalkacyo ka bilaabay howlgal lagu sugayo amniga.

Next Post
Ciidamadda amaanka oo magaalada Gaalkacyo ka bilaabay howlgal lagu sugayo amniga.

Ciidamadda amaanka oo magaalada Gaalkacyo ka bilaabay howlgal lagu sugayo amniga.

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In